
Kalahaadkii Moqdisho - Yusuf M. Haid
Preț verificat
Link afiliat — comisionul nu schimbă prețul tău. Cum funcționăm
Detalii
- Brand
- Yusuf M. Haid
- Categorie
- Biography & Autobiography
- Magazin
- libris.ro
- Cod (GTIN)
- 9798887221113
Descriere de la libris.ro
nBuugga Kalahaadkii Muqdisho Qaybta Labaad, waxa dabasocda buuggii Kalahaadkii Moqdisho ee laga tarjimay buuggii afka Ingriiska ku qoraa ee Out of Mogadishu ee ka hadlayay bilowgii dagaalkii sokeeya ee Moqdisho ka qarxay 30kii bishii Dhiseembar 1990. Buuggu waxa u ka waramaya dhibaatadii ka dhalatay dagaalka iyo halaagii gaaray dadkii ka qaxay Muqdisho. Si gaar ah buuggu waxa u ka hadlaya dhibaatadii dhacay, gaar ahaan dadkii u qaxay Jubooyinka iyo magaalada Kismaayo oo ka mid ahaa jahooyinkii Xamar looga qaxay. Buuggu waxa u ku dheeraanaya dagaaladdii Jubooyinka ku dhex maray kooxihii iska soo horjeeday iyo dhibaatada ay u gaysteen dadweynihii ay ku dul dagaalamayeen.n nBilowgiiba, dagaalkii Moqdisho waxa u muddo yar gudaheed ku saameeyay dadkii ku noolaa magaalada. Colaadda oo markii hore u dhaxaysay dawladda Kacaanka iyo jabhadaha, gaar ahaan jabhadda USC, maalmo aan badnayn bay isu bed- deshay colaad dabar goosatay oo saamaysay dhammaan dadka Soomaaliyeed. Waxa ay noqotay colaad dhiig badan ku daatay oo xitaa aan la badbaadin birmagaydada. Ugu danbayn colaaddu waxa ay xadka diinta iyo dadnnimadaba ka gudubtay markay ka dhex qaraxday beelaha waaweyn ee Soomaalida.n n nn
Mai multe de la libris.ro
libris.roStar Wars Art: Ralph McQuarrie - Ralph McQuarrie
1.096,50RONpreț anterior: 2.193reducere −50%
libris.roBerkshire Encyclopedia of World History: Second Edition Vol.6 - William H. McNeill, Jerry H. Bentley, David Christian, Ralph C. Croizier, J.R. McNeill, Heidi Roupp, Judith P. Zinsser
979,20RONpreț anterior: 1.958,40reducere −50%
libris.roClark's Positioning in Radiography 13E - A. Stewart Whitley, Gail Jefferson, Ken Holmes, Charles Sloane, Craig Anderson, Graham Hoadley
672RONpreț anterior: 1.344reducere −50%
libris.roVeterinary Hematology, Clinical Chemistry, and Cytology - Mary Anna Thrall
568,47RONpreț anterior: 1.136,93reducere −50%